Masuuliyiin ku dhaawacmay dagaal xalay ka dhacay degmada Qoryooley

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose, kaasoo ay ku dhaawacmeen masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadaas Taliyaha Ciidamada degmada Qoryooley ayaa sheegay in weerar gaadmo ay ay ku soo qaaday degmada kooxda Al-Shabaab, balse ay iska difaaceen, waxaana uu sheegay in dagaal kooban uu … Continue reading Masuuliyiin ku dhaawacmay dagaal xalay ka dhacay degmada Qoryooley